Kooxda lagu magacaabo boixos nois oo dinb loogu fasaxay garoomada kaliya wa kulmada "UEFA"




boixos nois oo marka la fasiro noqonaya "Crazy boys" (wiilasha waalan) ayaa ku caan baxay jacaylka waalida ah ee ay u hayaan naadiga balugraana ee gigida camnou ku ciyaara , waxa lagu tilmaamay taagerayasha aduunka ugu waalan marka la eego ficiladooda argagax leh.

Kooxdan aya 2003 ayaa laga ganaxay garoomada ka dib ficilada is daba jooga ahaa oo ay kula kacayeen xiddigi hore ee Barcelona luiz figo , figo ayaa isaga tagay naadiga Barcelona 2000 isaga oo ku biiray nadiga cadcadka real madrid ee ay aadka isku xamasadeeyan Barcelona.




Kooxdan waxa la asasay 1981.

UEFA ayaa ogolaatay in ay championka ka qayb qadan karaan oo ay imaan karaan balse wali waxa uu ganaax ka saran yahay horyaalka Spain.