Wasiiro iyo xildhibaano heer federal ah aya garowe u socda dhawaan si ay qayb uga noqdaan hishiiska u dhexeya puntland iyo xukumadda federalka.




Qodobka ugu weyni waa in hishiiski shidaalka ee baydhabo ee uu farmajo galay uu ka laabto xasan , iyo in puntland wax laga siiyo deeqaha iyo masharicda aan marin misaniyadda dowladda ee badankood ka yimada carabta.


Qodobada kale ee wa in PSF aan la hoos gayn danab iyo federalka , oo sidoodi toos uu maraykanku u siiyo sanada iyo mushaharkaba xasanna kala shaqeeyo arinkaas iyo in puntland ay gasho hishiisyo maal gashi , iyo mid amni ee aysan federalku faragalin ku samayn.


Kuwa kale aya wali dhiman oon la isku af garan.

Sida in puntland hurmuud ay ka noqoto la dagalanka AS- iyo in lagu wareejiyo tababaradda booliska somaliya la siiyo.


Deni wuxu ku adkeystay in haddi aan saami fiican 4.5 aysan ku helin puntland , in ay wax ka hesho samiyada iyo mashriicda kale ee federalka.