U jeedka safarka xasan sheikh ee puntland wa maxay?



Ka dib doorashadi xasan bilowgiiba waxa so ifbaxay qilaafka deni iyo hoganka cusub ee UPD , deni aya doonay kowdi xukumad wadaag ah inay dhistaan xasan iyo deni balse ganafka waxa ku dhuftay saxibada xasan oo u arkayay deni inu yahay nin barlamanka awood ku leh ayna adagtahay in laga tuuro hadhow haddi la is qilaafo.


Intaa ka dib deni wuxu goostay , u barerey dagal kale oo uu la galo villa soomaliya ayado uu qaday dhowr tallabo sida so dhaweynta saraakisha sirdoonka ethopia , kala furfurka koox xasan sheikh garoowe u joogtay iyo tallaboyin badan.


Xasan ayaa hadda ugu baqoolay magalada garoowe labo arimood.


1- qancinta puntland si lo helo oraahdi ahayd "Somali hishiish ah".

2- kala furfurka Jubaland iyo puntland si uu ugu madax bananado xasan Jubaland.


Balse arinka labaad ayaa ah mid aad ugu adag deni aqbaladeeda , sababto ah aqbaladda ka tagitaanka garabka Jubaland waa dhimashada deni , waxana ay noqon doonta ololaha doorashada 2024 mid ay mucaradka deni kuso galaan kuna helaan codad badan taagerada Jubaland.


W/q- salah farah