Coffega lo yaqaano "Kopi luwak" ayaa laga sameeya xaarka bisadda nooca lo yaqaano "Bisad shabeelka".


Habkee lo sameeya?


Asianku Dorgay shabesha  waxa ay siinayan Miraha cofee inta meel lagu xiro , markay gaajtood ayay mirahaaa cunaysa ille marka kale ma cunto ka dibna xaarkeeda ayaa miraha soo raaca Waxay yeelanayaan dhahdhan Cofee nooc mar la arag ah oo Qaali ah.

Halka africanka ay siiyan digirta nooc kamid ah taas oo ay racayaan isla habki asianka ayago gajaysiinaya , ka dibna dantu ku qasbayso inay cunto , inta ka dib waxa ay dhigaysa saxaro/xaar kaaso yelanaya dhadhan aad u macan oo layaab leh.

Inkaato kan asianka ah uu ka qalisan yahay kan africanka ah.


Soomaliya dorgay shabeesha way ka buuxda waana fikrad ganacsi qofki daneenayana waan ka cawin karna wixi uu u bahan yahay 
Nagalaso xiriir andresalax99@gmail.com.


      Bisaddu waa tan hoos kaga muuqata:-