Hogaanka xukumadda somaliya oo gaaray casimadda dowlada puntland.
Hoganka xukumadda soomaliya ee mudane xasan sheikh Mohamud ayaa gaaray magalada garoowe ee casimadda dowlada puntland , balse waji gabax iyo ihaano wuxu kala kulmay shacabka casimadda oon maqam madaxweyne u yeelin mudane xasan.
Hogaanka xukumadda somaliya ayaa so dhaweyn ka helin dhiggiisa denin , ayado aan la fariisin qolka VIP sido kalena aan la siin salaan sharafeed.
Arintaan ayay falanqeyashu ku tilmaamen ihaano ka dhan ah xasan sheikh Mohamud.
Adigu maxay kula tahay?
0 Comments