3 -3 ciyaar ku dhamatay oo u dhaxaysay man city vs Newcastle oo xalay dhacday.

5' daqiiqo markay maraysay waxa u xaqiijiyay goolka koowad mancity Gondagon ka dib baas uu ka helay bernando Silva.

Daqiiqadi 28' waxa goolka barbaraha Newcastle u keenay almiron ka dib baas uu ka helay laacibka garabka midig uga ciyaara ee maximin.

Daqiiqadi 29' waxa gool lagu diiday allada varka lo yaqaan waxana laga diiday maximin , waxay noqon lahayd ciyaartu 2:1.

Daqiiqaddi 39' waxa goolka kala badalka u keenay kooxda Newcastle laacibka weerarka uga ciyaara ee wilson ka dib baas uu ka helay maximin.

Daqiiqaddi 54' waxa goolka quusta ka dhaliyay kooxda mancity lacibki hore ee koxda attaltico madrid iyo totanham ee tripper.

Daqiiqaddi 61' waxa goolka rajada u dhaliyay mancity weeraryahanja halland.

Daqiiqaddi 64'  waxa goolka bareejada keenay bernando silva ka dib baas cajiib aha u ka helay kevin.

Cajiibka ciyaartu wa baaski kevin




Baas Uu Cawa Kevin Siiyay Bernanado Silva Sii Uu Goolka Barnardhaca Ugu Dhaliyo Man City Waa Mid Aan Macquul Ahyn ,

Messi Ayuu I Xasuusiyay Fadhiga Ayuu Iga Kiciyay Ninkan Waa Laacib Aan Wax Loodhigo Jirin.


Koox walba Waxa Ay jeclaan Laheyd In Inuu Ka Tirsanaado Qofkii Wax Ka Weydiiya kaliya baaskan daawasi another level


Kevin Baaskiisa Goolka Silva Waxa Uu Uqalma Amaan Walba iyo abaal-marin walba.